Cunto degdeg ah oo loogu talagalay 450 qoys oo ay saamaysay abaartu.

Dambiil kasta waxay ka koobnayd bariis, bur, saliid, sonkor iyo timir hal bil ah.