Baaritaan iyo tallaal bilaash ah hooyooyinka iyo carruurta.

Kooxdayada kalkaalisooyinka iyo dhakhaatiirta ayaa laba toddobaad gudahood booqatay siddeed tuulo.